Hoobiye ka haboobay xero Tababar ciidan ka socday oo dad Shacab ah dilay

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay hoobiye ka haboobay xero milatari oo ay tababar ku sameenayeen ciidamo katirsan milatariga dalka Hindiya, waxaana hadda socda baaritaano ku aadan shilkan. Ciidamada tababarka sameenayay ayaa ridayay hoobiyaal, waxaana mid kamid ah hoobiyaasha uu ka habaabay bartil-maameedkiisa, waxa uuna ku dhacay guri kuyaalla tuulada Gularved ee … Continue reading Hoobiye ka haboobay xero Tababar ciidan ka socday oo dad Shacab ah dilay